C/raxmaan Baadiyow oo ka hadlay Khilaafka Guddiga Dib u heshiisiinta Galmudug

Waxaa soo shaac baxay in khilaaf xoogan uu ka dhax jiro xubnaha guddiga qaban qaabada shirka dib u heshiisiinta beelaha dega Galmudug , xili furitaanka shirkaasi dib u dhac ku yimid. Xoghaya Guddigaasi ayaa horey u shaaciyay in uu jiro khilaaf xoogan oo soo kala dhax galay xubnaha guddiga, waxa uuna Xoghaya guddigan tilmaamay in … Continue reading C/raxmaan Baadiyow oo ka hadlay Khilaafka Guddiga Dib u heshiisiinta Galmudug